HomeTop NewsIs-qarxin ka dhacday Sri Lanka iyo Khasaaro ka dhashay

Is-qarxin ka dhacday Sri Lanka iyo Khasaaro ka dhashay

Date:

Related stories

Hay’addaha Ammaanka ee  dalkaasi waxay saakayto sheegeen inay heleen maydadka 15 qof, kadib, markii ay xalay dagaal la galeen xubno la tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin Kooxda Daacish. Ugu yaraan 4 Dagaalame Daacish ayaa la sheegay inay is-qarxiyeen, kadib, markii ay Ciiddanka hareereeyeen dhismo ay ku jireen, waxaana halkaasi ku geeriyootay ugu yaraan 15 […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’addaha Ammaanka ee  dalkaasi waxay saakayto sheegeen inay heleen maydadka 15 qof, kadib, markii ay xalay dagaal la galeen xubno la tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin Kooxda Daacish.

Ugu yaraan 4 Dagaalame Daacish ayaa la sheegay inay is-qarxiyeen, kadib, markii ay Ciiddanka hareereeyeen dhismo ay ku jireen, waxaana halkaasi ku geeriyootay ugu yaraan 15 qof oo ay ku jireen 6 carruur ah.

- Advertisement -

Maydadkaasi waxaa laga helay dhismo ku yaalla Degmadda Kalmunaay ee Bariga dalkaasi.

Afhayeenka Boliska dalkaasi, RuwaanGunasekara ayaa sheegay in 3 nin oo kale oo la rumeysan yahay inay ahaayeen Is-qarxiyayaal waxaa laga helay bannaanka dhismaha uu qaraxu ka dhacay.

Axadii la soo dhafaay, Qaraxyo ka dhacay Kaniisado iyo Hoteelo ku yaalla guud ahaan dalkaasi ayaa la sheegay inay ku geeriyoodeen in ka badan 250-qof, halka in ka badan 500 ku dhaawacmeen.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts