HomeCaalamkaBurcad baddeed ku fashilantay inay qafaashaan doonyo kalluumeysi

Burcad baddeed ku fashilantay inay qafaashaan doonyo kalluumeysi

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Burcad-baddeed hubeysan ayaa la sheegay inay maalintii Axadda ee la soo dhaafay weerareen 2 dooni kalluumeysi oo marayey Badweynta Hinidya. Labada Dooni ee ka badbaaday Afduubka ayaa waxaa magacyadooda lagu kala sheegay Adria iyo  Taksori Argi, kuwaasi oo la sheegay inay marayeen meel 280 Nautical mile ka baxsan Xeebaha Somalia. Hadal ka soo baxay Hawlgalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Burcad-baddeed hubeysan ayaa la sheegay inay maalintii Axadda ee la soo dhaafay weerareen 2 dooni kalluumeysi oo marayey Badweynta Hinidya.

Labada Dooni ee ka badbaaday Afduubka ayaa waxaa magacyadooda lagu kala sheegay Adria iyo  Taksori Argi, kuwaasi oo la sheegay inay marayeen meel 280 Nautical mile ka baxsan Xeebaha Somalia.

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Hawlgalka Ciiddanka Badda Midowga Europe ee ku sugan Badda Somalia ee EUNAVFOR ayaa sheegay inay ilaalo la socotay Labada Dooni iska difaaceen Burcad-baddeeda oo iyagu watay Doon kale  oo ay Jimcihii hore ka qafaasheen meel ka baxsan Xeebaha Bartamaha Somalia.

Dhinaca kale, Madaxa Hawlgalka ATALANTA, Admiral Antonio Martorel waxa uu uga digay Maraakiibta Gnaacsiga inay feejignaan muujiyaan marka ay ku safrayaan Badda Somalia.

Falalka Burcad-baddeeda ee ka dhaca Xeebaha Somalia ayaa hoos u dhacay sannooyinkii la soo dhaafay, mana jirin weeraro lagu guuleystay oo lagu qafaashay Maraakiibta Ganacsiga muddadii u dhexeysay  sannadkii 2013-kii ilaa bishii March ee sannadkii 2017-kii.

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts