HomeCaalamkaDad lagu soo oogay falal Argagixiso oo surka looga jaray Sacuudiga

Dad lagu soo oogay falal Argagixiso oo surka looga jaray Sacuudiga

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalkaasi ayaa sheegtay in 37 Eedeysanayaal u dhashay Sacuudiga shalay lagu fuliyey xukun qoor-goyn ah, kadib, markii lagu helay inay ka dambeeyeen weeraro loo geystay Xarumaha Hya’addaha Ammaanka iyo inay dileen Saraakiil Amni. Wakaalladda Wararka Sacuudiga ee SPA ayaa sheegtay in Eedeysanayaashaasi lagu dilay magaallooyinka Maka Al-mukarama, Madiina Al-munawara iyo Goballadda […]

- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalkaasi ayaa sheegtay in 37 Eedeysanayaal u dhashay Sacuudiga shalay lagu fuliyey xukun qoor-goyn ah, kadib, markii lagu helay inay ka dambeeyeen weeraro loo geystay Xarumaha Hya’addaha Ammaanka iyo inay dileen Saraakiil Amni.

Wakaalladda Wararka Sacuudiga ee SPA ayaa sheegtay in Eedeysanayaashaasi lagu dilay magaallooyinka Maka Al-mukarama, Madiina Al-munawara iyo Goballadda Qasiim iyo Bariga ee dalkaasi

- Advertisement -

Tan iyo bilowgii sannadkan, ugu yaraan 100 qof ayaa lagu dilay dalka Sacuudiga, iyado osannadkii horena la dilay 149 qof.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories