HomeWararGuddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland oo geeriyooday

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland oo geeriyooday

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland  ayaa saakay waxa ku geeriyooday Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi. Allaha u naxariistee Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa waxa uu xilal ka soo qabtay maamulka Puntland,isagoo mar soo noqday Wasiirka Howlaha Guud iyo Wasiirka Kalluumeysiga xiligii uu Madaxweyne ahaa Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Geerida Marxuum ayaa waxaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland  ayaa saakay waxa ku geeriyooday Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi.

Allaha u naxariistee Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa waxa uu xilal ka soo qabtay maamulka Puntland,isagoo mar soo noqday Wasiirka Howlaha Guud iyo Wasiirka Kalluumeysiga xiligii uu Madaxweyne ahaa Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

- Advertisement -

Geerida Marxuum ayaa waxaa xaqiijiyay qaar kamid ah Eheladiisa,kuwaasi oo sheegay in Xanuun kedis ah uu qabtay.

Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa sanadihii 2009 – 2013 soo noqday Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleed Puntland,isla markaana ahaa Xildhibaan muddo dheer ka tirsanaa Golaha Wakiilada Puntland,isagoona laga soo doortay Gobolka Mudug.

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka tacsiyeeyey Geerida Alle ha u naxariistee Marxuum Cabdirishiid Maxamed Xirsi oo xilal kala duwan kasoo qabtay Puntland.

- Advertisement -

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts