HomeMaqalDhageyso:-Maamulka Jubbaland oo u digay Odayaasha Dhaqanka deegaanadaas

Dhageyso:-Maamulka Jubbaland oo u digay Odayaasha Dhaqanka deegaanadaas

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka amniga ee dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Cabdi Xasan Cabdi Nuur Janan  oo ka qeyb galay kulan ka dhacay Degmada Baled-Xaawo ee Gobolka Gedo ay ka hadlay amniga deegaanada Jubbaland,isagoona fariin u diray Odayaasha dhaqanka. Wasiirka amniga Jubbaland ayaa uga digay Odayaasha kunool deegaanada Jubbaland in ay ka daba yimaadaan Maxaabiista ku eedeysan Al-shabaabnimo,isla markaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka amniga ee dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Cabdi Xasan Cabdi Nuur Janan  oo ka qeyb galay kulan ka dhacay Degmada Baled-Xaawo ee Gobolka Gedo ay ka hadlay amniga deegaanada Jubbaland,isagoona fariin u diray Odayaasha dhaqanka.

Wasiirka amniga Jubbaland ayaa uga digay Odayaasha kunool deegaanada Jubbaland in ay ka daba yimaadaan Maxaabiista ku eedeysan Al-shabaabnimo,isla markaana ay soo qabtaan Ciidanka Jubbaland.

- Advertisement -

Sidoo kale Wasiir Janan ayaa sheegay inay Odayaasha dhaqanka looga baahan yahay inay ka qeyb qaataan sugida amniga deegaanada maamulka Jubbaland,isagoona xusay in Al-shabaab ay dhibaatooyin ku hayaan Shacabka.

Ugu dambeytii Wasiirka Amniga ee dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Cabdi Xasan Cabdi Nuur Janan ayaa tilmaamay in aan loo baaneyn in damiin lagu sii daayo dhalinyarada lagu eedeeyo kamid ahaanshaha Al-shabaab ee laga soo qabto deegaanada Jubbaland .

 

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso Codka Wasiir Janan .

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts