HomeWararWaqti dheeraad ah oo lagu daray furitaanka Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka

Waqti dheeraad ah oo lagu daray furitaanka Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Goordhow hal Saacad oo dheeri ah ku daray waqtigii loogu talagalay in furmo Kulanka Maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka. Sabata uu hal saac ugu daray Guddoomiye Mursal furitaanka Kulanka  ayaa ah,maadaama weli uusan soo buuxsamin Kooramkii loogo talagalay in uu ku furmo kulankaas. Hoolka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Goordhow hal Saacad oo dheeri ah ku daray waqtigii loogu talagalay in furmo Kulanka Maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Sabata uu hal saac ugu daray Guddoomiye Mursal furitaanka Kulanka  ayaa ah,maadaama weli uusan soo buuxsamin Kooramkii loogo talagalay in uu ku furmo kulankaas.

- Advertisement -

Hoolka Xarunta Golaha Shacabka ayaa waxaa haatan ku sugan 30 Xildhibaan oo kaliya,kuwaasi oo xili horey yimid Xarunta.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xalay waxaa loo diray fariimo ku aadan in uu jiro Kulan,isla markaana laga doonayo inay ka soo qeyb galaan.

Ajendaha Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa kala ah.

- Advertisement -

Warbixinta Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka.

Aqrinta koowaad ee sharciga wax ka bedelka furdooyinka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts