HomeMaqalDhageyso:-Salaad Cali Jeelle oo ka Digay in Muqdisho uu ka dhaco banaanbax...

Dhageyso:-Salaad Cali Jeelle oo ka Digay in Muqdisho uu ka dhaco banaanbax looga soo horjeedo dowladda

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

La-Taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya Salaad Cali Jeelle ayaa waxaa uu sheegay in uu maqlay warar sheegaya in Magaalada laga qorsheynayo in uu ka dhaco Banaanbaxyo looga soo horjeedo dowladda Soomaaliya. Salaad Cali Jeelle oo warbaahinta kula hadlay Magalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in Banaanbaxaas ka dhanka ah dowladda ay qaban qaabinayaan Siyaasiyiin uu ku sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

La-Taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya Salaad Cali Jeelle ayaa waxaa uu sheegay in uu maqlay warar sheegaya in Magaalada laga qorsheynayo in uu ka dhaco Banaanbaxyo looga soo horjeedo dowladda Soomaaliya.

Salaad Cali Jeelle oo warbaahinta kula hadlay Magalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in Banaanbaxaas ka dhanka ah dowladda ay qaban qaabinayaan Siyaasiyiin uu ku sheegay inay Mucaarad ku yihiin dowladda,isla markaana waxa uu sheegy in marna aan la aqbali doonin in shacabka Soomaliyeed la dhibaateyo.

- Advertisement -

Isaga oo hadlaayay ayuu sheegay in Siyaasitiinta Mucaarad ku ah dowladda uu kamid yahay Ra’iisul Wasaarihii hore Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Shirmaake oo ku sugan  Dalka Imaaraadka Carabta,kaasi  oo xusay in uu qeyb ka yahay dadka abaabulaya Banaanbax ka dhacaya Muqdisho.

Ugu dambeyntii La-Taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya Salaad Cali Jeelle ayaa tilmaamayn in banaanbaxaas loo adeegsanayo dadka barakacyaasha ah ee kunool Muqdisho,isagoona sheegay in la siinayo lacago farabadan si dowladda uga soo horjeystaan,hayeeshee waxa uu shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay ka joogaan arrimahaaas.

Hoos ka Dhageyso Codka La-Taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya Salaad Cali Jeelle.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts