HomeCaalamkaNairobi oo lagu qabtay Eedeysanayaal haystay Malaayiin Dollar oo la been abuuray

Nairobi oo lagu qabtay Eedeysanayaal haystay Malaayiin Dollar oo la been abuuray

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Saraakiisha Waaxda Dembi-baarista ee Booliska Kenya waxay sheegeen inay saakayto gacanta ku soo dhigeen 8 Eedeysane oo 4 ka mid ah shisheeye yihiin iyo kayd lacago Dollar iyo Dollar been abuur ahaa. Qoraal la soo dhigay Barta Twitter-ka ee Dembi-baarista Kenya ee DCI  inay hawlgal ka fuliyeen dhismo ku yaalla magaalladda Nairobi, kuna soo qabteen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiisha Waaxda Dembi-baarista ee Booliska Kenya waxay sheegeen inay saakayto gacanta ku soo dhigeen 8 Eedeysane oo 4 ka mid ah shisheeye yihiin iyo kayd lacago Dollar iyo Dollar been abuur ahaa.

Qoraal la soo dhigay Barta Twitter-ka ee Dembi-baarista Kenya ee DCI  inay hawlgal ka fuliyeen dhismo ku yaalla magaalladda Nairobi, kuna soo qabteen 8 Eedeysane oo 4 ka mid ah ka soo kala jeedaan dalalka Nigeria, Tanzania iyo Kongadda Dimuqraadiga. Halka  afarta kale u dhasheen Kenya.

- Advertisement -

Labadii bilood ee ugu dambaysay, Boliska Nairobi waxay gacanta ku soo dhigeen Balaayiin Dollar oo la been abuuray.

Bilihii Feberaayo iyo Maarso ee sannadkan, Boliska Kenya waxay sheegeen inay gacanta ku dhigeen 34 Billion oo Shillinka Kenya, inkastoo dadkii lagu qabtay beeniyeen inay Lacagahaasi yihiin kuwo been abuur ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts