HomeCaalamkaMaxkamad ku taalla Raashiya oo xukun ku riday Nin u dhashay Norway...

Maxkamad ku taalla Raashiya oo xukun ku riday Nin u dhashay Norway oo basaas ahaa

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Eedeysanahaasi oo lagu magacaaboFrode Berg ayaa waxaa maanta la soo taagay Maxkamad ku taalla caasimadda dalka Raashiya ee Mosko, isagoo lagu soo oogay inuu ahaa basaas ururinayey xogta Maraakiibta gujiska ee Raashiya ee xambaara Hubka Nukliyeerka. Eedeysanaha, Frode Berg oo hawlgab ka noqday Hay’adda Xuduudaha ee dalka Norway waxaa la qabtay bishii December ee sannadkii […]

- Advertisement -

Eedeysanahaasi oo lagu magacaaboFrode Berg ayaa waxaa maanta la soo taagay Maxkamad ku taalla caasimadda dalka Raashiya ee Mosko, isagoo lagu soo oogay inuu ahaa basaas ururinayey xogta Maraakiibta gujiska ee Raashiya ee xambaara Hubka Nukliyeerka.

Eedeysanaha, Frode Berg oo hawlgab ka noqday Hay’adda Xuduudaha ee dalka Norway waxaa la qabtay bishii December ee sannadkii hore, xilligaasi oo uu ku hawlanaa inuu warbixino sir ah ka helo Muwaadin u dhashay dalka Raashiya oo ka shaqeeya Shirkad dhinaca Difaaca, iyadoo ay Sirdoonka Raashiya ee FSS dusha kala socdaan arrintaasi.

- Advertisement -

Eedeysanaha oo 63-jir ah waxaa lagu soo oogay  inuu xogta Gujisyadda Nukliyeerka Raashiya uu u ururinayey Hay’adda Sirdoonka ee dalka Norway.

Garsooraha Maxkamadda Mosko waxay Eedeysanaha Eedeysanaha ku xukumay xabsi 14-sanno oo uu ku qaadan doono Xabsi ammaankiisa aad loo ilaaliyo oo ku yaalla magaalladda Mosko.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories