HomeCaalamkaDad ku dhintay Duqeyn culus oo ka dhacday Tripoli

Dad ku dhintay Duqeyn culus oo ka dhacday Tripoli

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ugu yaraan 4 qof ayaa geeriyootay, 20-kalena wey ku dhawaacmeen duqeyn saqdii dhexe ee loo geystay qeybo ka tirsan Koonfurta magaalladda Tripoli. Afhayeenka Hay’adda Gurmadka Degdegga ee magaalladda Tripoli, Osman Ali ayaa sheegay inay madaafiic ku dhaceen Degmadda Abu Saalim ee Koonfurta Tripoli, iyadoo Dayanka Madaafiicda laga maqlayey bartamaha magaalladaasi. Degmadda Abu Saalim waxay ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 4 qof ayaa geeriyootay, 20-kalena wey ku dhawaacmeen duqeyn saqdii dhexe ee loo geystay qeybo ka tirsan Koonfurta magaalladda Tripoli.

Afhayeenka Hay’adda Gurmadka Degdegga ee magaalladda Tripoli, Osman Ali ayaa sheegay inay madaafiic ku dhaceen Degmadda Abu Saalim ee Koonfurta Tripoli, iyadoo Dayanka Madaafiicda laga maqlayey bartamaha magaalladaasi.

- Advertisement -

Degmadda Abu Saalim waxay ku taallaa meel ku dhow waddada tagta Garoonkii hore ee Diyaaradaha ee Koonfurta Tripoli.

Ciiddan u daacad ah Taliyaha Ciiddanka Qaranka Liibiya, Fild Marshal Khaliifa Xaftar ayaa waxay bishan 4-dii bilaabeen weerar ay ku doonayaan inay ku qabsadaan magaalladda Tripoli, waxaana ilaa iyo haatan dagaalladaasi lagu dilay ugu yaraan 174-qof, halka 756 kalena lagu dhaawacy.

Dhinaca kale, Golaha Ammaanka ee QM waxay xalay bilaabeen inay ka wada xaajoodaan Qoraal Qabyo ah oo ay Dowladda Britain ka diyaarisay Dagaalladda ka socda dalka Liibiya, waxayna ku baaqeen Xabbad-joojin degdeg ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts