HomeMaqalDhageyso:-Madaxweyne Carabey oo weerar afka ah ku qaaday dowladda Federaalka

Dhageyso:-Madaxweyne Carabey oo weerar afka ah ku qaaday dowladda Federaalka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey ayaa ka hadlay Khilaafka dhex jira Madaxda ugu sarreeysa maamulka Galmudug. Waxa uu sheegay in Maxamed Xaashi in dowladda Soomaaliya ay ku fashilantay in ay xal u hesho Khilaafka mudooyinkii dambe ka dhex jira Madaxda Galmudug,isla markaana aysan marnaba raadin xal,waa sida uu hadlka u dhigay. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey ayaa ka hadlay Khilaafka dhex jira Madaxda ugu sarreeysa maamulka Galmudug.

Waxa uu sheegay in Maxamed Xaashi in dowladda Soomaaliya ay ku fashilantay in ay xal u hesho Khilaafka mudooyinkii dambe ka dhex jira Madaxda Galmudug,isla markaana aysan marnaba raadin xal,waa sida uu hadlka u dhigay.

- Advertisement -

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Jahwareer badan uu haatan ka jira Galmudug,hayeeshee mar dhow uu iska dhamaan doono.

“Dowlada Federaalka waxa ay ku fashilantay arrintaan in ay Go’aan Cad ka gaarto,xukunto qofka dadka qaldan la socda,si sax ahna arrinta loo dhameeyo,Runtii aniga iyo Madaxweyne Xaaf ma jiro wax Khilaaf oo naga dhexeeya”ayuu yiri  Maxamed Xaashi Cabdi Carabey.

Hadalka Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug ayaa kusoo aadaya,iyadoo uu khilaaf xoogan uu ka dhex jiro Madaxda sare ee Gamudug,isla markaana dowladda Soomaaliya ay dhowr jeer oo horey isku adeyday inay kala dhexgasho,kuwaasi oo haatan kala degan Magaalooyinka Caadaado iyo Dhuusamreeb ee Gobolka Galgaduud.

- Advertisement -

 

Hoos ka Dhageyso Codka Madaxweyne Carabey.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts