HomeCaalamkaMilkiilayaasha dhismo ay dad ku geeriyoodeen oo lagu xiray Bangaladesh

Milkiilayaasha dhismo ay dad ku geeriyoodeen oo lagu xiray Bangaladesh

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Booliska dalkaasi waxay sheegeen inay Xabsiga dhigeen Labo ka mid ah Milkiilayaasha Dhismo ka koobnaa 22 Dabaq oo uu isbuucii hore dab ka kacay, kuna  geeriyoodeen 26-qof, halka ay 60 kalena ku dhaawacmeen. Kaaliyaha Taliyaha Booliska dalkaasi, Cabdul Baten ayaa u sheegay Weriyayaasha in Milkiilayaasha la xiray lagu kala magacaabo S.M.H. Faaruuq iyo Tasvirul Islaam. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Booliska dalkaasi waxay sheegeen inay Xabsiga dhigeen Labo ka mid ah Milkiilayaasha Dhismo ka koobnaa 22 Dabaq oo uu isbuucii hore dab ka kacay, kuna  geeriyoodeen 26-qof, halka ay 60 kalena ku dhaawacmeen.

Kaaliyaha Taliyaha Booliska dalkaasi, Cabdul Baten ayaa u sheegay Weriyayaasha in Milkiilayaasha la xiray lagu kala magacaabo S.M.H. Faaruuq iyo Tasvirul Islaam.

- Advertisement -

Dhismaahaasi oo ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Dhaka waxaa la sheegay in la dhisay saannadihii 1990-aadkii, waxayna Boliska ku raad-joogaan Enjineeradii sameeyey Naqshadda Dhismahaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts