HomeCaalamkaDiyaarad Dagaal oo ay Ciidanka Cirka Hindiya lahaayeen oo burburtay

Diyaarad Dagaal oo ay Ciidanka Cirka Hindiya lahaayeen oo burburtay

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Diyaarad Dagaal oo nooceedu ahaa MIIG 27 oo ay lahaayeen Ciiddanka Cirka Hindiya ee IAF oo ku burburtay meel ku dhow Degmadda Jodhpur ee Gobalka Rajistthan ee dalkaasi. Wakaalladda Wararka Hindiya ee  Times of India (TOI) reported ayaa sheegtay inuu Duuliyihii Diyaaradda uu ka badbaaday shilkaasi, kadib, markii uu Diyaaradda kaga booday Baarshuutka. Diyaaradaasi ayaa […]

- Advertisement -

Diyaarad Dagaal oo nooceedu ahaa MIIG 27 oo ay lahaayeen Ciiddanka Cirka Hindiya ee IAF oo ku burburtay meel ku dhow Degmadda Jodhpur ee Gobalka Rajistthan ee dalkaasi.

Wakaalladda Wararka Hindiya ee  Times of India (TOI) reported ayaa sheegtay inuu Duuliyihii Diyaaradda uu ka badbaaday shilkaasi, kadib, markii uu Diyaaradda kaga booday Baarshuutka.

- Advertisement -

Diyaaradaasi ayaa la sheegay inay ku jirtay Duullimaad caadi ah, isla markaana ay cillad dhinaca Matoorka u burburtay.

Warar hordhac ayaa sheegaya inaysan jirin khasaaro nololeed iyo mid hantiyeed oo ka dhashay burburka Diyaaradaasi.

Wa Diyaaradii Labaad ee ay Ciiddanka Cirka Hindiya lahaayeen ee burburta bishan March oo keliya.

- Advertisement -

Bishan March 8-dii, Diyaarad Dagaal oo nooceedu ahaa Miig 21 ayaa ku burburtay Gobalka Rajasthan ee dalka Hindiya, sabab lagu sheegay inay Diyaaradda isku dhaceen Shimbir, taasi oo keentay inay Diyaaradda dhulka ku hoobatay, kadibna burburto.

Dhinaca kale, Milliteriga dalka Pakistan  waxay bishi la soo dhafaay ee Feberaayo 27-dii soo rideen ugu yaraan hal Diyaarad Dagaal oo nooceedu ahaaMIIG 21 Bison oo ay Hindiya lahayd, iyadoo Duuliyihii Diyaaradaasi oo bad-qaba dib loogu celiyey dalkiisa hooyo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories