HomeCaalamkaBoqorka Sacuudiga oo sheegay in aysan oggolaan doonin in Israel lagu wareejiyo...

Boqorka Sacuudiga oo sheegay in aysan oggolaan doonin in Israel lagu wareejiyo Buuraha Golan

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Boqorka Sacuudiga, Salmaan Bin C/casiis Al-sacuud waxa uu hadalkaasi ka sheegay Khudbad uu maanta ka jeediyey Shirweynaha 30-aad ee Hoggaamiyayaasha dalalka Carabta uga furmay  caasimadda dalka Tunisia ee Tunis. Waxa uu tilmaamay inay muhiim tahay inay Dowladda Syria lagu taageero milkiyadda ay u leeyihiin Buuraha Golan Haytis oo qeyb ka ah dalka Syria, iyo inaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Boqorka Sacuudiga, Salmaan Bin C/casiis Al-sacuud waxa uu hadalkaasi ka sheegay Khudbad uu maanta ka jeediyey Shirweynaha 30-aad ee Hoggaamiyayaasha dalalka Carabta uga furmay  caasimadda dalka Tunisia ee Tunis.

Waxa uu tilmaamay inay muhiim tahay inay Dowladda Syria lagu taageero milkiyadda ay u leeyihiin Buuraha Golan Haytis oo qeyb ka ah dalka Syria, iyo inaan loo hibeyn karin Israel.

- Advertisement -

Boqorka Sacuudiga waxa kale oo ka hadlay Mowqifka dalkiisa ee Falastiin, wuxuuna xusay inay taageersan yihiin in Dolwad Falastiini ah laga dhiso Daanta Galbeed iyo Marinka Qasa, iyadoo caasimadna u noqon doonto Bariga magaalladda Quddus-ta La-haysto.

“Arrinta Falastiin waxay figta sare kaga jirtaa Ajendaha Sacuudiga, ilaa ay dadka Reer Falastiin ka helayaan Xuquuqdooda Sharciga iyo inay yeeshaan Dal laga dhiso xuduudkii sannadkii 1967-dii: ayuu yiri Boqor Salmaanka Sacuudiga.

Dhinaca kale, Afhayeenka Shirka Madaxda Carabta, Maxamuud Al-khameyri waxa uu sheegay inay Hoggaamiyayaasha Carabta carrabka ku adkeeyeen Nabad lala gaaro Isreal, iyadoo lagu beddelanayo inay ka wada baxaan dhulalka ay ka haystaan guud ahaan Ummadda Carbeed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts