HomeCaalamkaUgu yaraan 20 qof oo ku geeriyootay dalka Peru

Ugu yaraan 20 qof oo ku geeriyootay dalka Peru

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Meta Oo Wajahaysa Dacwad $1.4 Tirilyan Ah

Shirkadda Meta ayaa maxkamad federaal ah kula kulmaysa 29 gobol oo Mareykanka ah, kuwaas oo ku eedeeyay inay Facebook iyo Instagram si ula kac ah uga dhigtay baro dhalinyarada ku dhejiya,

Trump Oo Sharciga U Arka Caqabad Ku Hortaagan Xil Saddexaad

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu mar saddexaad u tartamo xilka madaxweynaha, balse uu qiray in sharciga Mareykanka uu arrintaasi caqabad ku yahay.

Trump oo si qarsoodi ah uga baxay Turkiga kadib hanjabaad Iran ah

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la sheegay inuu si qarsoodi ah uga baxay Turkiga isagoo raacay diyaarad militari oo kale,

Dhul-gariir 7.4 Ah Oo Burburiyay Cathedral-ka Manizales

Dhul-gariir cabbirkiisu yahay 7.4 ayaa ku dhuftay Colombia, iyadoo magaalada Manizales laga soo sheegay burbur iyo waxyeello soo gaartay Cathedral taariikhi ah.

Boliska dalkaasi ayaa sheegay inay dadkaasi ku geeriyoodeen dab qabsaday Bas marayey caasimadda dalkaasi ee Lima. Shabakadda Wararka ee Peru21news iyo wakaalladda Wararka ee Andina ayaa sheegay inuu baskaasi dabku ka kacay, xilli uu ka baxay magaalladda Lima, kuna sii jeeday magaalladda Jidaayo ee dalkaasi, mana kala cadda waxa sababay shilkaasi. Waa dhacdadii labaad ee […]

- Advertisement -

Boliska dalkaasi ayaa sheegay inay dadkaasi ku geeriyoodeen dab qabsaday Bas marayey caasimadda dalkaasi ee Lima.

Shabakadda Wararka ee Peru21news iyo wakaalladda Wararka ee Andina ayaa sheegay inuu baskaasi dabku ka kacay, xilli uu ka baxay magaalladda Lima, kuna sii jeeday magaalladda Jidaayo ee dalkaasi, mana kala cadda waxa sababay shilkaasi.

- Advertisement -

Waa dhacdadii labaad ee ay dad ku geeriyoodeen basaska tan iyo markii uu bilowday sannadkan, iyadoo bishii Janaayo 25-dii ay ugu yaraan 10 qof geeriyootay, 30 kalena ku dhaawacmeen bas ku dhacay webi ku yaalla bartamaha dalkaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories