HomeWararFalastiiniyiin ku dhimatay iska horimaad ay la galeen Askarta Yuhuudda

Falastiiniyiin ku dhimatay iska horimaad ay la galeen Askarta Yuhuudda

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Ugu yaraan 4 Falastiiniyiin ayaa shahiiday, 316 kalena wey dhawaacmeen iskaa horimaad ay Askarta Israel kula galeen Bariga Marinka Qasa, meel ku dhow xuduudka Yuhuudda.

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka ee magaalladda Qasa  ayaa lagu sheegay in  Bilaal Najar oo 17-jir u gereiyooday dhaawacyo rasaaseed o oay Askarta Yuhuudda madaxa kaga dhufteen,.

- Advertisement -

Afhayeenka Wasaaradda Caafimaadka ee Qasa, Ashraf Al-qedra waxa uu sheegay in Marxuum Tamer Abu Al-kheyr oo 17-jir ahaa uu u gereiyooday rasaasta ay Yuhuuda ku fureen isagoo ku sugnaa Bariga magaalladda Khaan Yoonis ee Koonfurta Marinka Qasa.

Afhayeenka waxa kale oo uu sheegay inay 316 Falastiiniyiin ah oo ay ku jireen 4 Saxafi lagu dhaawac toogashadda Askarta Yuhuudda la beegsadeen Dibadbaxyaasha Falastiin oo ilaa iyo xalay dhigayey Dibadbaxyadda Dib-u-noqoshadda dadka Reer Falastiin ooh al sanno jirsaday.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories