HomeMaqalDhageyso:-Xildhibaan Jeesow “kulanka soo socda hadii ay imaan waayaan Golaha Wasiiradda waan...

Dhageyso:-Xildhibaan Jeesow “kulanka soo socda hadii ay imaan waayaan Golaha Wasiiradda waan rideynaa Xukuumadda”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Daahir Aamin Jeesoow oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa fariin culus u diray Golaha Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya. Xildhibaan Daahir ayaa waxa uu sheegay in Golaha Wasiirada fadhiga ugu soo horreeya Golaha Shacabka hadii ay ku hor imaan waayaan Mooshin uu isaga hogaaminayo ka keeni doonaan,isla markaana ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Daahir Aamin Jeesoow oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa fariin culus u diray Golaha Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya.

Xildhibaan Daahir ayaa waxa uu sheegay in Golaha Wasiirada fadhiga ugu soo horreeya Golaha Shacabka hadii ay ku hor imaan waayaan Mooshin uu isaga hogaaminayo ka keeni doonaan,isla markaana ay ridayaan.

- Advertisement -

Sidoo kale Xildhibaan Daahir Aamin Jeesoow oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa digniinta uu diray Ogeysiiyay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.

“Waxaa ballan ku qaadeynaa haddii fadhigaan fadhiga xiga ay Wasiiradu Imaan waayaan Wallaahi baan ku dhaartee Mooshin ayaan ka keeneynaa halkaan ayaana ku rideynaa Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ha ogaado”ayuu yiri Jeesow.

Xidlhibaan Daahir Aamin Jeesoow ayaa kamid ahaa xubno Xildhibano ah Maanta si weyn uga soo horjeeday Ajendihii Maanta ee Kulanka Xildhibanada ee u baaqday Kooram la’aanta,kaasi oo ahaa Warbixin looga dhageysto Guddiga dib u eegista Dastuurka.

- Advertisement -

 

Hoos ka Dhageyso Codka Xildhiban Jeesoow.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts