HomeCaalamkaCiidanka Cirka ee Syria oo iska difaacay weerar kaga yimid Israel

Ciidanka Cirka ee Syria oo iska difaacay weerar kaga yimid Israel

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Wakaalladda Wararka Syria ee SANA ayaa sheegtay inay iska caabiyeen weerar ay Diyaaradaha Dagaalka ee Israel ku soo qaadeen bar-tilmaameedyo ku yaalla Deegaanka wershadaha leh ee Sheikh Najar ee Gobalka Aleppo ee W/bari ee dalkaasi. Ciiddanka Difaaca Cirkla Syria waxay burburiyeen tiro Gantaallo ah oo ay Diyaaradaha Israel soo tuureen, iyadoo dhanka kale la sheegay […]

- Advertisement -

Wakaalladda Wararka Syria ee SANA ayaa sheegtay inay iska caabiyeen weerar ay Diyaaradaha Dagaalka ee Israel ku soo qaadeen bar-tilmaameedyo ku yaalla Deegaanka wershadaha leh ee Sheikh Najar ee Gobalka Aleppo ee W/bari ee dalkaasi.

Ciiddanka Difaaca Cirkla Syria waxay burburiyeen tiro Gantaallo ah oo ay Diyaaradaha Israel soo tuureen, iyadoo dhanka kale la sheegay inay duqeymahaasi geysteen burbur oo keliya.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Hay’adda La-socoda Arrimaha Syria ayaa sheegtay inay qaraxyo ka dhaceen Bakhaaro Hubka oo ay lahaayeen Ciiddanka dowladda Syria iyo Isbahaysigooda Iiraan oo ku yaalla inta u dhexeysa Garoonka Caalamiga ee Diyaaradaha ee Aleppo iyo Deegaanka Sheikh Najar.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories