HomeCaalamkaTahriibayaal Afrikaan oo laga soo badbaadiyey meel ka baxsan xeebaha Liibiya

Tahriibayaal Afrikaan oo laga soo badbaadiyey meel ka baxsan xeebaha Liibiya

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ciiddanka Ilaaladda Xeebaha ee dalkaasi waxay sheegeen inay 117 Tahriibayaal ka soo kala jeeday dalal Afrikaan ah shalay ka soo badbaadiyeen meel ka baxsan Xeebta magaalladda Al-khmas oo 120 KM dhanka Bari kaga toosan caasimadda dalkaasi ee Tripoli. Hadal qoraal oo ka soo baxay Ciiddanka Ilaaladda Xeebaha iyo Ammaanka Dekedaha ee dalkaasi ayaa lagu sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciiddanka Ilaaladda Xeebaha ee dalkaasi waxay sheegeen inay 117 Tahriibayaal ka soo kala jeeday dalal Afrikaan ah shalay ka soo badbaadiyeen meel ka baxsan Xeebta magaalladda Al-khmas oo 120 KM dhanka Bari kaga toosan caasimadda dalkaasi ee Tripoli.

Hadal qoraal oo ka soo baxay Ciiddanka Ilaaladda Xeebaha iyo Ammaanka Dekedaha ee dalkaasi ayaa lagu sheegay inay dadkaasi la socdeen dooni nooca caaga ee la buufiyo oo kula xumaatay xeebaha Galbeedka dalkaasi.

- Advertisement -

Tahriibayaasha shalay laga soo badbaadiyey  Xeebaha Libya ayaa la sheegay inay kala ahaayeen 84 rag, 15 haween iyo 18 carruur, kuwaasi oo la siiyey gargaar iyo daaweyn, ka hor inta aan loo gudbinin Xarun lagu hayo dadka sida sharci-darradda ku jooga dalkaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts