HomeCaalamkaSawirro:-Dad ku geeriyooday dhismo dabaqyo ah oo ku yaalla Bangladesh

Sawirro:-Dad ku geeriyooday dhismo dabaqyo ah oo ku yaalla Bangladesh

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Ugu yaraan 5 qof ayaa la xaqiijiyey inay ku geeriyooday dab ka kacay Dhismo Gnaacsi oo ka kooban 19 Dabaq oo  ku yaalla caasimadda dalka Bangaladesh ee Dhaka. Saraakiisha dalkaasi waxay sheegeen inuu dabka ka kacay gudaha Dhismo dabaqyo oo lagu magacaabo FR Tawar ee Deegaanka Banani ee magaalladaasi. Afhayeenak Isbitaalka United Hospital, Sazaduur Rxamaan […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 5 qof ayaa la xaqiijiyey inay ku geeriyooday dab ka kacay Dhismo Gnaacsi oo ka kooban 19 Dabaq oo  ku yaalla caasimadda dalka Bangaladesh ee Dhaka.

Saraakiisha dalkaasi waxay sheegeen inuu dabka ka kacay gudaha Dhismo dabaqyo oo lagu magacaabo FR Tawar ee Deegaanka Banani ee magaalladaasi.

- Advertisement -

Afhayeenak Isbitaalka United Hospital, Sazaduur Rxamaan Shufo oo la hadlay Wakaalladda Wararka ee AFP ayaa sheegay inay 3 qof geeriyootay, kadib, markii ay iska soo tuureen dabaqyadda ugu sarreeya ee dhismahaasi, halka labo kalena ay u geeriyoodeen waxyeelladda dabka.

Dhinaca kale, Dad badan ayaa la rumeysan yahay inay weli ku go’doonsan yihiin Dhismahaasi oo ka mid ah kuwa ugu dhaadheer dalka Bangaladesh.

Dabkan ka kacay Dhismaha FR Tawer ayaa yimid, isbuucyo kadib, markii ay ugu yaraan 21 qof ku geeriyootay dab ka kacay bishii hore ee Feberaayo 21-dii Dhismo Bakhaar oo ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Dhaka.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories