HomeWararKal-fadhiga 5-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo berri furmaya

Kal-fadhiga 5-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo berri furmaya

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu wadaa in Maalinta berri oo ay taariikhdu ku beegan tahay 27 bisha Maarso uu si rasmi ah uga furmo Kal-fadhiga 5-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Xafladda furitaanka Kal-fadhiga 5-aad ee Golaha Shacabka ayaa waxaa lagu qaban doonaa xarunta Jeneraal Kaahiye Iskool Buluusiya ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu wadaa in Maalinta berri oo ay taariikhdu ku beegan tahay 27 bisha Maarso uu si rasmi ah uga furmo Kal-fadhiga 5-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Xafladda furitaanka Kal-fadhiga 5-aad ee Golaha Shacabka ayaa waxaa lagu qaban doonaa xarunta Jeneraal Kaahiye Iskool Buluusiya ee ku taalla degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Madax ka socota Baarlamaanada dowlad goboleedyada dalka ka jira, Wakiilada beesha caalamka ee jooga Soomaaliya iyo marti sharaf kale ayaa ka qeyb galaya xafladda furitaanka.

Sidoo kale waxaa la filayaa in Xafladda furitaanka Kal-fadhiga 5-aad ee Golaha Shacabka uu ka soo qeyb galo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Muddooyinkii dambe fasax ku jiray,kadib markii uu bishii Janaayo ee sanadkan uu xirya Kal-fadhigii 4-aad ee Golaha Shacabka.

- Advertisement -

Ammaanka guud ee Magaalada Muqdisho ayaa Caawa aad loo adkeeyay.

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts