HomeWararSawirro:-Madaxweynaha Hirshabeelle oo Maanta dib ugu laabtay Magaalada Jowhar

Sawirro:-Madaxweynaha Hirshabeelle oo Maanta dib ugu laabtay Magaalada Jowhar

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Maanta dib ugu laabtay Magaalada Jowhar,kadib markii maalmihii la soo dhaafay safar shaqo dalka dibadiisa ugu maqnaa gaar ahaan dalka Jarmalka. Wafdiga Madaxweyne Waare ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Jowhar kusoo dhaweeyay Madaxweyne kuxigeenka Hirshabeelle,Guddoomiyaha Baarlamaanka,xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Hirshabeelle iyo qeybaha kala duwan ee […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Maanta dib ugu laabtay Magaalada Jowhar,kadib markii maalmihii la soo dhaafay safar shaqo dalka dibadiisa ugu maqnaa gaar ahaan dalka Jarmalka.

Wafdiga Madaxweyne Waare ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Jowhar kusoo dhaweeyay Madaxweyne kuxigeenka Hirshabeelle,Guddoomiyaha Baarlamaanka,xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Hirshabeelle iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Magaalada.

- Advertisement -

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa safaro shaqo ah ku tegay Dalka Jarmalka,isagoo halkaasi  kulamo kula yeeshay Madax kala duwan oo ka tirsan Jarmalka.

Sidoo kale Maxamed Cabdi Waare ayaa  dhowr Cisho k sugnaa gudaha Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya,hayeeshee gelinkii dambe ee Maanta ayuu aaday Magaalada Jowhar.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories