HomeWararAl-shabaab oo la wareegay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Al-shabaab oo la wareegay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka aan ka heleyno deegaanka Xawaadley ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in halkaas  Maanta dagaal ay kula wareegeen dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab. Dagaalkan ayaa waxaa la sheegay in uu yimid kadib markii Al-shabaab ay weerar kusoo qaadeen deegaanka,isla markaana ay kula wareegeen,waxaana dagaalka uu qaatay muddo saacad ah. Dadka deegaanka oo la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno deegaanka Xawaadley ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in halkaas  Maanta dagaal ay kula wareegeen dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab.

Dagaalkan ayaa waxaa la sheegay in uu yimid kadib markii Al-shabaab ay weerar kusoo qaadeen deegaanka,isla markaana ay kula wareegeen,waxaana dagaalka uu qaatay muddo saacad ah.

- Advertisement -

Dadka deegaanka oo la hadlay Dalsan ayaa waxa ay u sheegeen in Al-shabaab ay dhowr jiho ka soo galeen deegaanka,waxaana halkaasi isaga baxay Ciidamadii ka tirsanaa dowladda Soomaaliya ay ku sugnaa.

Wararka ayaa intaasi waxa ay ku darayaan in mararka qaar gudaha deegaanka laga maqlayo rasaas xoogan oo ay ridayaan Al-shabaab.

Sidoo kale waxa la sheegayaa in Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ay ka baxeen degmada Balcad,iyagoona ku wajahan Xawaadley.

- Advertisement -

Dhawaan ayay aheyd markii Ciidamo ka tirsan Al-shabaab xili habeen ah ay qabsadeen qeybo kamid ah degmada Balcad,hayeeshee markii dambe ay dib uga baxeen.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts