HomeWararWararkii ugu dambeeyay Dhul-gariir Caawa ka dhacay Kenya

Wararkii ugu dambeeyay Dhul-gariir Caawa ka dhacay Kenya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dhul ruxankii caawa saacaddu markay ahayd 7.22 daqiiqo ka dhacay qeybo ka mid ah Kenya ayaa loo aqoonsaday kii ugu cuslaa cabbiir ahaan ee ka dhaca Kenya. Barta Earth Quake Track oo la socota dhul gariirada caalamka ayaa sheegtay xogtan hoose: Meelaha laga dareemay: Nairobi, Nyeri, Mombasa, Machakos, Makueni, Kiambu, Wundanyi. Cabbirkiisu waxaa lagu qiyaasay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dhul ruxankii caawa saacaddu markay ahayd 7.22 daqiiqo ka dhacay qeybo ka mid ah Kenya ayaa loo aqoonsaday kii ugu cuslaa cabbiir ahaan ee ka dhaca Kenya.

Barta Earth Quake Track oo la socota dhul gariirada caalamka ayaa sheegtay xogtan hoose:

- Advertisement -

Meelaha laga dareemay: Nairobi, Nyeri, Mombasa, Machakos, Makueni, Kiambu, Wundanyi.

Cabbirkiisu waxaa lagu qiyaasay 4.8 qiyaasta cabbirka richterka.

Wuxuu socday dhowr seken oo kaliya.

- Advertisement -

Baaxadda gunta dhul ruxanka waa 9KM (sagaal kilmomitir).

Wax khasaare ah naf iyo maal midna lama soo sheegin.

Waxaa dadka ku nool deegaanada xeebaha ku teedsan lagu booriyay inay ka fogaadaan agagaarka badda, ayna u dhowaadaan dhulka jooggiisu sarreeyo.

Dhul ruxankan mid ku dhow (4.5) ayaa ka dhacay Tanzania siddeed bilood ka hor. Halka isla deegaano ka mid ah Kenya laga dareemay xaaladdan oo kale labo bilood ka hor.

Khubaradda Saadaasha Hawada ayaa sheegaya in dhul gariirka caawa ka dhacay Kenya uu yahay kii ugu weynaa ee ka dhaca Kenya.

Sawirka qariidada ayaa muujinaya juqraafi ahaan deegaannada dhul ruxanka laga dareemay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts