HomeWararSawirro:-Baarlamaanka Jubbaland oo Maanta Ansixiyay Guddiga Doorashooyinka ee la magacaabay

Sawirro:-Baarlamaanka Jubbaland oo Maanta Ansixiyay Guddiga Doorashooyinka ee la magacaabay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG u ah maamulka Jubbaland ayaa Maanta waxaa kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay Baarlamaanka maamulkaas. Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa kulankoodka ku meel mariyay Guddiga Madaxabanaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland. Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa Cod gacan taag ah ku ansixiyay Guddiga,waxaana Guddigaan uu ka kooban yahay 7 Xubnood,iyadoona xalay uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG u ah maamulka Jubbaland ayaa Maanta waxaa kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay Baarlamaanka maamulkaas.

Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa kulankoodka ku meel mariyay Guddiga Madaxabanaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland.

- Advertisement -

Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa Cod gacan taag ah ku ansixiyay Guddiga,waxaana Guddigaan uu ka kooban yahay 7 Xubnood,iyadoona xalay uu magacaabay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).

Guddigaan ayaa haatan waxa ay si toos ah u gudan doonaan Shaqooda ,isla markaana ka shaqeyn doona arrimaha Doorashooyinka Jubbaland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts