HomeWararDowladda Soomaaliya oo sheegtay inay Muqdisho ku qabteen Sarkaal ka tirsan Al-shabaab

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay Muqdisho ku qabteen Sarkaal ka tirsan Al-shabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Howlgal qorshaysan oo ka dhacay Muqdisho 21-kii Bishan ayay Ciidamada Amniga ku soo xireen Sarkaal ka tirsanaa dhinaca Amniyaatka Al-shabaab, waxuuna u qaabilsanaa dilalka qorsheysan,waa sida ay sheegtay dowladda. War qoraal ah oo lagu daabacay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Sonna  ayaa waxaa lagu sheegay in Sarkaalkan uu ahaa kiin ugu dambeeyay ee abaabulka iyo hugaaminta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Howlgal qorshaysan oo ka dhacay Muqdisho 21-kii Bishan ayay Ciidamada Amniga ku soo xireen Sarkaal ka tirsanaa dhinaca Amniyaatka Al-shabaab, waxuuna u qaabilsanaa dilalka qorsheysan,waa sida ay sheegtay dowladda.

War qoraal ah oo lagu daabacay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Sonna  ayaa waxaa lagu sheegay in Sarkaalkan uu ahaa kiin ugu dambeeyay ee abaabulka iyo hugaaminta Dilalka loo gaystay Dadka shacabka ah.

- Advertisement -

Sidoo kale Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgalkan uu ahaa midkii sadexaad ee todobaadkii la soo dhaafay Ciidamada amniga ay ka fuliyeen Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts