HomeMaqalDhageyso:-Taliye Indha-Qarshe “Ciidamada Gadoodka sameeynaayo waa ay lumi doonaan”

Dhageyso:-Taliye Indha-Qarshe “Ciidamada Gadoodka sameeynaayo waa ay lumi doonaan”

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed  Generaal Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe oo la hadlay Saraakiil ka tirsan Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa bogaadiyay shaqada wangaasan ee dalka u hayaan. Waxa uu sheegay Taliye  Indha-Qarshe in dowladda ay ku howlan tahay diiwaangelinta Ciidamada dowladda,isla markaana uu socdo tirakoobka lagu sameeynayo. Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed  Generaal Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe oo la hadlay Saraakiil ka tirsan Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa bogaadiyay shaqada wangaasan ee dalka u hayaan.

Waxa uu sheegay Taliye  Indha-Qarshe in dowladda ay ku howlan tahay diiwaangelinta Ciidamada dowladda,isla markaana uu socdo tirakoobka lagu sameeynayo.

- Advertisement -

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa waxa uu Digniin u diray Ciidamada gadoodka sameeynayo,isagoo xusay in ay lumi doonaan,halka kuwa doonaya hormarka dalka ay kusii jiri doonaan Ciidamada Xoogga dalka.

Isagoo sii hadlayay ayuu tilmaamay Taliye Indha-Qarshe in Ciidamada kuwa ku shaqeeya hab beeleedka ee Nidaanka diidan sida ugu dhaqsiyaha badan Ciidamada looga saari doono.

Ugu dambeyntii Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed  Generaal Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe ayaa dardaaran u jeediyay Saraakiisha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed.

- Advertisement -

 

Hoos ka Codka Taliye Indha Qarshe.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts