HomeWararIsrasaaseyn Ciidamada dowladda iyo Kooxo hubeysan Caawa ku dhexmartay Isgoyska Siinaay ee...

Israsaaseyn Ciidamada dowladda iyo Kooxo hubeysan Caawa ku dhexmartay Isgoyska Siinaay ee Muqdisho

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Wararka naga soo gaaraya Isgoyska Siinaay ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan  in halkaasi Caawa ay israsaaseyn ku dhexmartay Ciidanka Booliska dowladda iyo Kooxo hubeysan. Dad ku sugan Isgoyska Siinaay oo la hadlay Dalsan ayaa waxa ay u sheegeen in Ciidamada marka hore ay ka shakiyeen gaari ay wateen Kooxda hubeysan,isla markaana intaasi kadib […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Isgoyska Siinaay ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan  in halkaasi Caawa ay israsaaseyn ku dhexmartay Ciidanka Booliska dowladda iyo Kooxo hubeysan.

Dad ku sugan Isgoyska Siinaay oo la hadlay Dalsan ayaa waxa ay u sheegeen in Ciidamada marka hore ay ka shakiyeen gaari ay wateen Kooxda hubeysan,isla markaana intaasi kadib ay labada dhinac isdhaafsadeen rasaas xoogan oo muddo socotay.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa la sheegay in rasaastaasi ay waxyeelo ka soo gaartay dad shacab ah oo ku caweeynayay Maxaaqiyo ku yaalla halkaasi,waxaana goobta gaaray gaadiidka gurmadka deg deg ah.

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada dowlada Soomaaliya gacanta ay ku dhigeen gaarigii ay wateen Kooxdii hubeysneyd,isla markaana waxaa looga shakiyay in laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa,inkastoo aan la xaqiijin karin.

Isgoyska Siinaayay ee Magaalada Muqdisho ayaa Caawa waxaa isku gadaamay Ciidamada Booliska Soomaaliya,iyagoo halkaas xiray.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts