HomeWararHaweeney Soomaali oo ku eedeysan gudniinka FGM-ka oo la xukumay

Haweeney Soomaali oo ku eedeysan gudniinka FGM-ka oo la xukumay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Haweeneydaasi oo deggan Gobalka Queenland ee dalkaasi ayaa la soo taagay Maxkamadda ku taalla caasimadda Gobalkaasi ee Brisbane, waxaana oo lagu soo eedeeyey inay 2 gabdhood oo ay dhashay u kaxaysay Somalia, kuna soo samaysay Gudniinka Fircooniga ee FGM-ka oo mamnuuc ah dalkaasi Haweeneydaasi oo 45 jir ah waxaa lagu helay inay gabdhaheeda oo 10-jir […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Haweeneydaasi oo deggan Gobalka Queenland ee dalkaasi ayaa la soo taagay Maxkamadda ku taalla caasimadda Gobalkaasi ee Brisbane, waxaana oo lagu soo eedeeyey inay 2 gabdhood oo ay dhashay u kaxaysay Somalia, kuna soo samaysay Gudniinka Fircooniga ee FGM-ka oo mamnuuc ah dalkaasi

Haweeneydaasi oo 45 jir ah waxaa lagu helay inay gabdhaheeda oo 10-jir iyo 13-jir kala ahaa ay Somalia u dhoofisay bishii April ee sannadkii 2015-kii, si loogu soo gudo.

- Advertisement -

Garsooraha Maxkamadda Brisbane, Leanne Clare waxay ku tilmaamtay dhaawacaasi inuu yahay tacadi ka dhan ah carruurta, waa sida ay hadalka u dhigtay.

Haweeneyda Soomaalida waxaa lagu xukumay Xabsi 4-sanno, waana Xukunkii ugu horreeyey oo ay Maxkamadda Gobalka Queensland ee dalka Australia ku xukunto shaqsi lagu soo eedeeyey Gudniinka Fircooniga ee FGM-ka.

Dhinaca kale, Haweeneydaasi oo la sheegay inay la xanuusan tahay Cuddurka Kansarka iyo dhabar-xanuun ayaa la sheegay in 8 bilood kadib la hakin doono muddada lagu xukumay, iyadoo Carruurteeda  la sheegay inuu daryeeli doono Aabahooda, inta ay Hooyadooda xabsiga ku jirto.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts