HomeMaqalDhageyso:-Golaha Wasiirada Puntland oo Maanta Ansixiyay xeer Muhiim ah + Sawirro

Dhageyso:-Golaha Wasiirada Puntland oo Maanta Ansixiyay xeer Muhiim ah + Sawirro

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Golaha Wasiiradda dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta Shirkoodii caadiga ahaa waxa ay ku yeesheen Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulkaas,waxaana looga hadlay arrimo kala duwan. Shirka Golaha ayaa waxaa Shir Guddoominayey Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo kuxigeenka Axmed Cali Cismaan Karaash ,waxaana qodobada looga hadlay kamid ahaa arrimaha Amniga deegaanada Puntland , Saameynta Abaarta, Siyaasadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Golaha Wasiiradda dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta Shirkoodii caadiga ahaa waxa ay ku yeesheen Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulkaas,waxaana looga hadlay arrimo kala duwan.

Shirka Golaha ayaa waxaa Shir Guddoominayey Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo kuxigeenka Axmed Cali Cismaan Karaash ,waxaana qodobada looga hadlay kamid ahaa arrimaha Amniga deegaanada Puntland , Saameynta Abaarta, Siyaasadda Howlgabka, iyo Arrimo Kale.

- Advertisement -

Golaha Wasiiradda Puntland ayaa Maanta sidoo kale ansixiyay Miisaaniyadda 2019 ee Puntland,isla markaana waxaa kulanka goobjoog ka ahaa inta badan ee Golaha Wasiiradda Puntland.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska Cali Xasan Axmed Sabarey ayaa markii uu kulanka soo dhamaaday kadib Warbaahinta la hadlay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts