HomeWararDEG DEG:-Qarax Gaari oo Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

DEG DEG:-Qarax Gaari oo Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Jugta qarax ayaa Caawa waxaa laga maqlay qeybo kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir,kaasi oo ka dhacay agagaarka Isgoyska KM 4 ee Magaalada Mqudisho. Qaraxaasi ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa mid lagu soo xiray Gaari nooca raaxada ah,isla markaana waxa uu ku qarxay wadada laamiga. Goobjoogayaal la hadlay Dalsan ayaa waxa ay u sheegeen […]

- Advertisement -

Jugta qarax ayaa Caawa waxaa laga maqlay qeybo kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir,kaasi oo ka dhacay agagaarka Isgoyska KM 4 ee Magaalada Mqudisho.

Qaraxaasi ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa mid lagu soo xiray Gaari nooca raaxada ah,isla markaana waxa uu ku qarxay wadada laamiga.

- Advertisement -

Goobjoogayaal la hadlay Dalsan ayaa waxa ay u sheegeen in gaariga qarxay uu haatan ku gubanayo goobta,waxaana halkaasi gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya oo xiray goobta.

Ilaa iyo hada lama oga Khasaarah uu geystay qaraxaas iyo cidda sida rasmiga ah u leh gaariga qarxay.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories