HomeWararSawirro:-Taliye Kuxigeenkii Ciidanka Cirka Somalia oo lagu Aasay Muqdisho

Sawirro:-Taliye Kuxigeenkii Ciidanka Cirka Somalia oo lagu Aasay Muqdisho

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Maanta Aas qaran loogu sameeyay Taliye kuxigeenkii   Ciidamada Cirka Soomaliyeed General Maxamed Aadan Samater oo geeriyooday. Waxaa lagu Aasay qabuuro ku yaalla Xerada Ciidamada Cirka ee Afisyooni ee Muqdisho,waxaana ka qeyb galay Saraakiil Ciidan oo ka tirsan dowladda oo ugu  horeeyo Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Gen- Daahir Aadan Cilmi (Indha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Maanta Aas qaran loogu sameeyay Taliye kuxigeenkii   Ciidamada Cirka Soomaliyeed General Maxamed Aadan Samater oo geeriyooday.

Waxaa lagu Aasay qabuuro ku yaalla Xerada Ciidamada Cirka ee Afisyooni ee Muqdisho,waxaana ka qeyb galay Saraakiil Ciidan oo ka tirsan dowladda oo ugu  horeeyo Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Gen- Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya.

- Advertisement -

Madaxdii ka qeybgashay Aaska qaran ayaa Alle uga baryay in uu General Maxamed Aadan Samater ka waraabiyo Janada Samir iyo Aiimaana Alle ka siiyo Eheladii,qaraabadi iyo Ummada Soomaaliyeed ee uu ka baxay.

Allaha u naxariistee General Maxamed Aadan Samater ayaa ahaa Taliye kuxigeenkii  Ciidamada Cirka Soomaliyeed General Maxamed Aadan Samater,kaasi oo ku ggeriyooday Magaalada Muqdisho.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts