HomeCaalamkaNin ka tirsan Kooxda Naasiga Cusub ee faafiyey Muuqaalka dadkii lagu dilay...

Nin ka tirsan Kooxda Naasiga Cusub ee faafiyey Muuqaalka dadkii lagu dilay New Zealand oo la maxkamadaynayo

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Muwaadin u dhashay dalka New Zealand oo ka mid ah Kooxda Naasiga Cusub ayaa waxaa maanta la soo taagay Maxkamad ku taalla magaalladda Chrischurch ee dalkaasi oo ah magaalladdii Jimcihii hore lagu xasuuqay dad Muslimiin ah oo ku cibaadaysanayey  2 Majid oo ku yaalla isla magaalladaasi. Eedeysanaha oo magaciisa lagu sheegay Philip Arps oo 44-jir […]

- Advertisement -

Muwaadin u dhashay dalka New Zealand oo ka mid ah Kooxda Naasiga Cusub ayaa waxaa maanta la soo taagay Maxkamad ku taalla magaalladda Chrischurch ee dalkaasi oo ah magaalladdii Jimcihii hore lagu xasuuqay dad Muslimiin ah oo ku cibaadaysanayey  2 Majid oo ku yaalla isla magaalladaasi.

Eedeysanaha oo magaciisa lagu sheegay Philip Arps oo 44-jir ah waxa lagu soo oogay 2 Fal-dembiyeed oo ku aadan isagoo baraha Bulsshadda ku faafiyey Muuqaalkii Video-ga ee uu Gacan-ku-dhiiglihii weerarka ka geystay Masjidka Al-nuur ee dalkaasi.

- Advertisement -

Eedeysanaha waxa uu labad dembi ee lagu soo oogay muteysan karaa xukun ugu badnaan 14-sanno oo Xabsi ah.

Garsooraha Maxkamadda waxa uu racfaan ka diiday Eedeysanahaasi ay madax-martay Cunsuriyadda, waxaana la amray in Xabsiga lagu sii hayo ilaa bisha April oo uu mar kale ka soo muuqan doono Maxkamadda.

Dhinaca kale, Eedeysannaha Philip Arps oo leh Shirkad daabacaad waxa uu horey uga soo muuqday Muuqaal Video oo sannadkii 2016-kii madaxyo Doofaar ama Qaansiir oo la soo dhigay isla Masjidka Al-nuur ee Jimcihii hore weerarka lala beegsaday.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories