HomeWararShirkadda DP World oo sheegtay inay Maalgelisay Hawlaha Dekedda Berbera

Shirkadda DP World oo sheegtay inay Maalgelisay Hawlaha Dekedda Berbera

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Shabakadda ka faalloota Arrimaha Ganacsiga ee  arabianbusiness.com ayaa qortay inay Shirkadda DP World ay 12 million oo Dollar ku maalgelisay sidii loo hagaajin lahaa Hawlaha Dekedda magaalladda Berbera. Shirkadda DP World oo uu fadhigeeda dhexe ku yaallo magalladda Dubai ee dalka Imaaraadka ayaa sheegtay inay 3 Wiishash cusub ku soo kordhiyeen Hawlaha Dejinta iyo Rarista  […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shabakadda ka faalloota Arrimaha Ganacsiga ee  arabianbusiness.com ayaa qortay inay Shirkadda DP World ay 12 million oo Dollar ku maalgelisay sidii loo hagaajin lahaa Hawlaha Dekedda magaalladda Berbera.

Shirkadda DP World oo uu fadhigeeda dhexe ku yaallo magalladda Dubai ee dalka Imaaraadka ayaa sheegtay inay 3 Wiishash cusub ku soo kordhiyeen Hawlaha Dejinta iyo Rarista  Xamuulka ee ka soo dega Dekedda Berbera, isla markaana ay awood u leeyihiin inay taageero ka geystaan xeebta dhinaceeda.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Fulinta, ahna Agaasimaha Maamulka ee Shirkadda DP World ee Bariga Dhexe iyo Afrika, Suhayl Al-banna ayaa sheegay  in Wiishashkaasi muhiim u yihiin horumarinta hawlaha Dekedda Berbera.

Waxa kale oo uu tilmaamay in Maalgashiga Wiishashka cusub tahay tallaabadii ugu dambaysay ee qorshaha lagu hagaajinayo Dekedda Berbera.

Tan iyo sannadkii 2017-kii, Shirkadda DP World waxay keentay qalabka lagu qaado Kontaynarada, Gaadiidka iyo Nidaamyadda lagu casriyeynayo Dekedda taariikhiga ee Berbera.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts