HomeCaalamkaAskar lagu dilay weerar ka dhacay Maali

Askar lagu dilay weerar ka dhacay Maali

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Askartaasi ayaa lagu dilay weerar ay Maleeshiyo hubeysan ku qaadeen Saldhig Milliteri oo ku yaalla Tuulladda Diooru ee Gobalka Mopoti ee Bartamaha dalkaasi. Afhayeenka Milliteriga ee dalkaasi, Diyaran Kone oo la hadlay Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa xaqiijiyey geerida 16 Askari, balse waa uu ka gaabsaday faahfaahin kale. Ilo Milliteri oo kale oo la hadlay Wakaalladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Askartaasi ayaa lagu dilay weerar ay Maleeshiyo hubeysan ku qaadeen Saldhig Milliteri oo ku yaalla Tuulladda Diooru ee Gobalka Mopoti ee Bartamaha dalkaasi.

Afhayeenka Milliteriga ee dalkaasi, Diyaran Kone oo la hadlay Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa xaqiijiyey geerida 16 Askari, balse waa uu ka gaabsaday faahfaahin kale.

- Advertisement -

Ilo Milliteri oo kale oo la hadlay Wakaalladda Wararka AFP ayaa sheegay inay Ciiddanka isku tijaabiyeen inay ka caabiyaan Maleeshiyadda soo weerartay, balse laga awood badnaaday.

Maleeshiyadda Kooxaha kala taabacsan Al-qaacida iyo Daacish ayaa ku xooggan Bartamaha iyo Waqooyiga dalka Maali, kuwaasi oo inta badan weerar gaadmo ah ku qaada Ciiddanka Dowladda iyo kuwa Nabad-ilaalinta ee ku sugan dalkaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts