HomeCaalamkaKontameeyo qof oo ku geeriyootay daadad ku dhuftay Indonesia iyo Dalxiisayaal Go’doonsan

Kontameeyo qof oo ku geeriyootay daadad ku dhuftay Indonesia iyo Dalxiisayaal Go’doonsan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Fatahaadda daadadka iyo dhul-go’ ku soo hoobtay Gobalka Baabu ee bariga dalkaasi ayaa la sheegay inay ku geeriyoodeen ugu yaraan 60-qof, kuna dhaawacmeen Tobanaan kale.Saraakiisha dalkaasi waxay maanta sheegeen inay in ka badan 4,000 oo qof ku barakacday daadadkaasi. Degmadda Sentani waxaa ka socda baaritaano lagu raadinayo Dhibanayaal kale, iyadoo uu Habeenkii Sabtida ku dhuftay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Fatahaadda daadadka iyo dhul-go’ ku soo hoobtay Gobalka Baabu ee bariga dalkaasi ayaa la sheegay inay ku geeriyoodeen ugu yaraan 60-qof, kuna dhaawacmeen Tobanaan kale.Saraakiisha dalkaasi waxay maanta sheegeen inay in ka badan 4,000 oo qof ku barakacday daadadkaasi.

Degmadda Sentani waxaa ka socda baaritaano lagu raadinayo Dhibanayaal kale, iyadoo uu Habeenkii Sabtida ku dhuftay roob watay daadad dhiigo leh, iyadoo la sheegay in la helay maydadka 51-qof iyo dhaawaca 74-kale.

- Advertisement -

Afhayeenka Milliteriga Gobalka Babu, Maxamed Caydi waxa uu sheegay inay Ciiddanka soo badbaadiyeen wiil 5 bilood jir, oo ku hoos jiray burburka guriga waalidkiisa, waxaana loo gudbiyey Isbitaalka.Dhinaca kale, ku-dhawaad 35 Dalxiisayaal ayaa la rumeysan yahay inay ku go’doonsan yihiin Jesiiradda loo dalxiis tago ee Lombok, sida uu sheegay Sarkaal u hadlay Hay’adda Masiibooyinka ee dalkaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts