HomeWararDowladda Japan oo Lacag ugu deeqday Barnaamijka ka-hortaga Khataraha miinooyinka ee Somalia

Dowladda Japan oo Lacag ugu deeqday Barnaamijka ka-hortaga Khataraha miinooyinka ee Somalia

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Safaaradda Japan ee magaalladda Nairobi ayaa lagu sheegay inay Dowladda Japan ugu deeqday hal million oo Dollar Hay’adda QM ugu qaabilsan Miino-baarista ee (UNMAS). Lacagtaasi ayaa la sheegay in loo adeegsan doono sidii wax looga qaban lahaa Khataraha miinooyinka ee ay dadka rayidka. Dowladda Japan waxay sheegtay in  muhiimadda Kharajka […]

- Advertisement -

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Safaaradda Japan ee magaalladda Nairobi ayaa lagu sheegay inay Dowladda Japan ugu deeqday hal million oo Dollar Hay’adda QM ugu qaabilsan Miino-baarista ee (UNMAS).

Lacagtaasi ayaa la sheegay in loo adeegsan doono sidii wax looga qaban lahaa Khataraha miinooyinka ee ay dadka rayidka.

- Advertisement -

Dowladda Japan waxay sheegtay in  muhiimadda Kharajka ay ugu deeqeen Hay’adda QM ugu qaabilsan Ka-hortagga Miinooyinka ee (UNMAS) si loo yareeyo cabsida waxyaabaha qarxa  iyo in lagu taageerso  Ammaanka iyo Nabadda buuxda ee Somalia.

Afhayeenka Safaaradda Japan ee Nairobi waxa uu sheegay inay Dowladda Japan ka taageereen dadka Soomalaiyeed Adeegyadda Ka-hortagga Miinoooyinka, iyadoo Dhaqaalaha loo soo marsiiyo Hay’adda QM ugu qaabilsan Ka-hortagga Miinooyinka ee (UNMAS).

Waxa uu intaasi ku daray inay taageeradaasi muujinayso sida ay Dowladda Japan uga go’an tahay inay qaaraan ka geystaan Deganaanshaha Bulsho iyo Ammanaka Somalia.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Dowladda Japan waxay sheegtay inay shantii sanno ee la soo dhaafay Hawlaha Miino-baarista Somalia ugu deeqeen lacag dhan 7.3 million oo Dollar.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories