HomeWararRa’iisul Wasaare Kheyre oo Kulamo ka wada Magaalada Kismaayo

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Kulamo ka wada Magaalada Kismaayo

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa waxa uu kulamo gooni gooni ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowlad Goboleedka Jubbaland. Kulamadaan ayaa waxaa looga hadlay sidii dowladda dhexe iyo maamulka Jubbaland la isugu soo dhaweeyn lahaa,isla markaana wadashaqeyn buuxa ay u leeyan lahaayeen. Sidoo kale waxaa lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa waxa uu kulamo gooni gooni ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowlad Goboleedka Jubbaland.

Kulamadaan ayaa waxaa looga hadlay sidii dowladda dhexe iyo maamulka Jubbaland la isugu soo dhaweeyn lahaa,isla markaana wadashaqeyn buuxa ay u leeyan lahaayeen.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa lagu wadaa in Maanta Magalada Kismaayo kulan gaar ah ay ku yeeshaan Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo hogaamiyaha maamulka jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland ayaa waxaa muddooyinkii dambe ka dhexeeyay Khilaaf,isla markaana waxaa la filayaa in xal laga gaaro,maadaama Xasan Cali Kheyre halkaasi shalay si weyn loogu soo dhaweeyay.

Dhinaca kale Ra’iisul Wasaaraha inta uu halkaasi ku sugan waxa uu kulamo kale la qaadan doonaa Waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG u ah maamulka Jubbaland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts