HomeMaqalDhageyso:-Madaxweyne Saciid Deni oo Fariin adeg u diray maamulka Somaliland

Dhageyso:-Madaxweyne Saciid Deni oo Fariin adeg u diray maamulka Somaliland

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta digniin adeg u diray maamulka Somaliland,kadib markii todobaadyadii la soo dhaafay Ciidamo farabadan ay geysay deegaano ka tirsan Gobolka Sool. Madaxweyne Deni ayaa waxaa uu sheegay in Somaliland ay dhaq dhaqaayo Ciidan kawado deegaano ka tirsan Puntland,isla markaana aan loo dul-qaadan karin arrimahaas. Sidoo kale waxa uu tilmaamay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta digniin adeg u diray maamulka Somaliland,kadib markii todobaadyadii la soo dhaafay Ciidamo farabadan ay geysay deegaano ka tirsan Gobolka Sool.

Madaxweyne Deni ayaa waxaa uu sheegay in Somaliland ay dhaq dhaqaayo Ciidan kawado deegaano ka tirsan Puntland,isla markaana aan loo dul-qaadan karin arrimahaas.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu tilmaamay Madaxweynaha Puntland in markale Somaliland ay duulaan ku soo qaaday Puntland,iyadoo la ixtiraamayo daris wanaaga ka dhexeeya labada dhinca,hayeeshee waxa uu uga diray maamulkaasi in uu joojiyo dhaq-dhaqaaqyada ay wadaan.

Ugu dambeyntii Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ku hanjabay in Puntland ay jawaab cad ka bixin doonto arrimaha Somaliland ay ka wado deegaano ka tirsan Puntland.

Inta uu xilka haayay Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Gaas ayaa waxaa deeegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool dhowr jeer oo horey dagaalo xoogan ay ku dhexmareen Ciidamada maamulada Puntland iyo Soomaaliland,kuwaasi oo geystay Khasaarooyin kala duwan.

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Puntland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts