HomeWararBooliska Mareykanka oo soo bandhigay magaca nin Somali oo lagu dilay dalkaas

Booliska Mareykanka oo soo bandhigay magaca nin Somali oo lagu dilay dalkaas

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Booliska magaalladda Rojester ee Gobalka Minnesota ee dalkaasi waxay sheegeen in maydkii Ninka Soomaaliga ee dhawaan laga helay waddo ku taalla magaalladaasi,kaasi  oo lagu magacaabi jirey Garaad Xasan Rooble, oo 28-jir ah. Saraakiisha waxay sheegeen in maydka ninkaasi Talaadadii la soo dhaafay laga helay K/bari ee magaalladda Rojestar, iyadoo ay ku yaalleen dhaawacyo rasaaseed. Saraakiishu […]

- Advertisement -

Booliska magaalladda Rojester ee Gobalka Minnesota ee dalkaasi waxay sheegeen in maydkii Ninka Soomaaliga ee dhawaan laga helay waddo ku taalla magaalladaasi,kaasi  oo lagu magacaabi jirey Garaad Xasan Rooble, oo 28-jir ah.

Saraakiisha waxay sheegeen in maydka ninkaasi Talaadadii la soo dhaafay laga helay K/bari ee magaalladda Rojestar, iyadoo ay ku yaalleen dhaawacyo rasaaseed.

- Advertisement -

Saraakiishu waxay kaloo xaqiijiyeen inuu socdo baaritaanka, iyadoo dilkaasina loo arko mid ay Dembiilayaal geysteen, inkastoo aan weli dad loo soo xirin.

Dhinaca kale, Booliska Maraykanka waxay ku raad-joogaan ciddii dishay Haweeney Soomaali oo  iyadana lagu dilay Gobalka Kaliforniya.

Tuhunka ugu weyn ayey sheegeen Booliska inay ka qabaan Saygeeda oo baxsad ah, isla markaana ay Boliska ku raad-joogaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories