HomeWararAkhriso:-Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose oo la magacaabay

Akhriso:-Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose oo la magacaabay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose . Wareegto ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne Lafta-gareen ayaa waxaa Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Shabeellaha Hoose loogu magacaabay in uu noqdo Ibrahim Adan Najax,kaasi oo bedelaya Guddoomiyihii hore ee  Gobolkaasi Maxamed Ibraahim Barre. Ibrahim Adan Cali Najax Mar horey […]

- Advertisement -

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose .

Wareegto ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne Lafta-gareen ayaa waxaa Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Shabeellaha Hoose loogu magacaabay in uu noqdo Ibrahim Adan Najax,kaasi oo bedelaya Guddoomiyihii hore ee  Gobolkaasi Maxamed Ibraahim Barre.

- Advertisement -

Ibrahim Adan Cali Najax Mar horey u soo noqday Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose .

Hoos ka Akhriso Wareegta ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories