HomeWararAkhriso:-Maamulka G/Banaadir oo balan qaad cusub u sameeyay Haweenka + Sawirro

Akhriso:-Maamulka G/Banaadir oo balan qaad cusub u sameeyay Haweenka + Sawirro

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxman Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo kaga qeyb galay Munaasabadda Maalinta Haweenka Adduunka 8-da Marso ayaa ku ammaanay Haweenka Soomaaliyeed, gaar ahaan Haweenka Gobolka Banaadir dadaalka ay geliyeen dib u dhiska dalka. Guddoomiyaha ayaa sheegay in arrimaha dib u heshiisiinta iyo darisaynta bulshada Caasimadda ay laf dhabar u yihiin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxman Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo kaga qeyb galay Munaasabadda Maalinta Haweenka Adduunka 8-da Marso ayaa ku ammaanay Haweenka Soomaaliyeed, gaar ahaan Haweenka Gobolka Banaadir dadaalka ay geliyeen dib u dhiska dalka.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in arrimaha dib u heshiisiinta iyo darisaynta bulshada Caasimadda ay laf dhabar u yihiin Haweenku, taas oo muujinaysa mudnaanta Maamulka Gobolka Banaadir ay siinayaan xoojinta doorka Haweenka ee ku aaddan ka qeyb galka siyaasadda iyo arrimaha bulshada.

- Advertisement -

Eng.Yarisow ayaa uga mahadceliyey hooyooyinka Gobolka Banaadir sida ay dhexda ugu xirteen hirgalinta iyo kamira dhalinta Barnaamijka Isxilqaan ee dib loogu dhisayo Caasimadda.

Guddoomiyaha oo tilmaamay doorka haweenku ay ku leeyihiin amniga Gobolka iyo dagaalka ka dhanka ah Alshabaab ayaa tacsiyeeyey geerida haweenka Soomaaliyeed ee ku shahiiday iyagoo ka shaqeynayey bilicda iyo faya dhawrka Caasimadda, kuwaas oo weerarada Alshabaab ay ku beegsadeen ay muujinayso cadaawadda ay u qabaan dhammaan qeybaha kala duwan ee shacabka Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha ayaa ku wareejiyey Haweenka 17ka Degmo ee Gobolka qalabka kala duwan oo ku maareeyaan noloshooda, isagoo xariga ka jaray xarunta farsamada gacanta oo Dumarka Soomaaliyeed ay ku kobcinayaan xirfadahooda wax soo saar.

- Advertisement -

Eng.Yarisow ayaa balan qaaday in Maamulka Gobolku uu kordhinayaan qondada shaqaaleysiinta haweenka, mudnaan gaar ahna la siinayo ilaalinta xuquuqdooda iyo kobcinta tayadeedo shaqo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts