HomeWararRW Kheyre oo ku wajahan Kismaayo iyo Amaanka oo aad loo adkeeyay

RW Kheyre oo ku wajahan Kismaayo iyo Amaanka oo aad loo adkeeyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ra”iisu-Wasaaraha xukuumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wefdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta ku wajahan magaalada Kismaayo halkaas oo lava dareemayo qabanqaabada soo dhaweynta wefdiga ra”iisul-Wasaaraha Soomaaliya. Amaanka magaalada Kismaayo ayaa aad loo adkeeyay waxaana baaritaano laga sameeyay xaafado ka tirsan Kismaayo si loo xaqiijiyo Amniga masuuliyiinta la filayo in ay maanta gaaraan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra”iisu-Wasaaraha xukuumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wefdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta ku wajahan magaalada Kismaayo halkaas oo lava dareemayo qabanqaabada soo dhaweynta wefdiga ra”iisul-Wasaaraha Soomaaliya.

Amaanka magaalada Kismaayo ayaa aad loo adkeeyay waxaana baaritaano laga sameeyay xaafado ka tirsan Kismaayo si loo xaqiijiyo Amniga masuuliyiinta la filayo in ay maanta gaaraan Kismaayo,dhinaca kalana waxaa halkaas shalay gaaray wefdi hordhac u ah Xasan Cali Kheyre.

- Advertisement -

Ilaa iyo haatan Xafiiska Ra”iisul-wasaaruhu Kama hadal ujeedada ka dambeysa safarka masuuliyiintaan uu horkacayo ra”iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo lagu wado in uu saacadaha soo socda ka dego Kismaayo waxaase halkaas kulamo kulan qaadanayaan madaxda ugu sareysa Jubbaland sida Madaxweynaha maamulkaas Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts