HomeWararNabadoon lagu dhaawacay Magaalada Boosaaso ee gobalka Bari

Nabadoon lagu dhaawacay Magaalada Boosaaso ee gobalka Bari

Date:

Related stories

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Xasan Sheekh iyo Al-Issa oo Arrimo Xasaasi ah Ka Wada Hadlay

Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Al-Issa, iyagoo ka wada hadlay diinta, nabadda iyo iskaashiga Soomaaliya.

Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee gobalka Barri ayaa sheegaya in goordhow halkaas uu ka dhacay weerar lagu dhaawac mid ka mid ah Nabadoonada caanka ka ah magaalada oo la sheegay in xiligaa uu ku sugnaa masaajid ku yaal mid ka mid ah xaafadaha Boosaaso. Nin hubaysanaa ayaa ayaa Masaajidka Mubaarak oo ku yaalla xaafada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee gobalka Barri ayaa sheegaya in goordhow halkaas uu ka dhacay weerar lagu dhaawac mid ka mid ah Nabadoonada caanka ka ah magaalada oo la sheegay in xiligaa uu ku sugnaa masaajid ku yaal mid ka mid ah xaafadaha Boosaaso.

Nin hubaysanaa ayaa ayaa Masaajidka Mubaarak oo ku yaalla xaafada Laanta Hawada ee magaalada Bosaso ku dhex dhaawacay, Suldaan Bashiir Muuse Koonte waxaana la sheegay in uu baxsaday qofkii weerarkaas geystay,Suldaan Bashiir Muuse Koonte ayaa ka mid ah Isimada Puntland, waxaana dhaawaciisa la geeyay Isbitaalka National, magaalada Bosaso ee gobalka Bari.

- Advertisement -

Ciidamada amaanka magaalada Boosaaso oo goobta weerarku uu ka dhacay Gaaray ayaa lagu soo waramayaa in ay wadaan howlgalo lagu baadi goobayo kooxihii dhaaca u geystay nabadoonka,dhinaca kalana ma jirto cid sheegatay masuuliyadda weerarkaan lagu dhaawacay Suldaan  Bashiir Muuse Koonte.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts