HomeWararAkhriso:-Qodobada looga hadlay kulanka Golaha Wasiiradda Koonfur Galbeed + Sawirro

Akhriso:-Qodobada looga hadlay kulanka Golaha Wasiiradda Koonfur Galbeed + Sawirro

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Maanta Shir Gudoomiyey Shirka Golaha wasiirada  Koonfur galbeed. Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galey wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Fedaralka soomaaliya iyo Mas’uuliyiin kala Duwan , Shirka aya waxaa inta badan looga hadley Arrimaha siyaaasada ,Dhaqaalaha, Amniga , Biyo Yarida ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Maanta Shir Gudoomiyey Shirka Golaha wasiirada  Koonfur galbeed.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galey wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Fedaralka soomaaliya iyo Mas’uuliyiin kala Duwan ,

- Advertisement -

Shirka aya waxaa inta badan looga hadley Arrimaha siyaaasada ,Dhaqaalaha, Amniga , Biyo Yarida ka jirta deeganada KGS  iyo qodobo kale .

Kulanka oo wakhti badan qaatey aya markii uu soo cidlaadey waxa warbahinta si wada jir ah ula Hadley Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Iyo Wasiiru Dowlaha xafiiska Ra’iisul wasaraha soomaaliya.

Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul wasaaraha soomaaliya Mudane Abdullahi Haamud ayaa ka hadaley ka qeyb galka shirka waxana uu sheegey in Xafiiska Ra’iisul wasaraha uu kala shaqeynaayo Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Afarta tubood ee Soomaaliyeed dhaaman Dowlad Goboleedyada kale la gaarsiin doonota Afrta tobood.

- Advertisement -

Shirka Golaha wasiirada Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya aya waxa uu ku soo aadeyaa Xili Wasiirada cusub Dhamaantooda si rasmi ah ula wareegeen Xilalkooda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts