HomeWararHowlgal xoogan oo weli ka socda Magaalada Gaalkacyo

Howlgal xoogan oo weli ka socda Magaalada Gaalkacyo

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Waxaa weli Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ka socda howlgalo xoogan ay sameeynayan Ciidamada Daraawiishta maamulka Puntland oo dhawaan halkaasi la geeyay. Ciidamada ayaa howlgalkaasi intiisa badan ka sameeyay xaafaddo bartilmaameed u ahaa oo ku yaalla Waqooyiga Gaalkacyo,isla markaana ku soo qab qabtay dhalinyaro farabadan. Dadkii lagu soo qabtay howlgalka loogu magacdaray Caasho Maxay Galabsatay […]

- Advertisement -

Waxaa weli Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ka socda howlgalo xoogan ay sameeynayan Ciidamada Daraawiishta maamulka Puntland oo dhawaan halkaasi la geeyay.

Ciidamada ayaa howlgalkaasi intiisa badan ka sameeyay xaafaddo bartilmaameed u ahaa oo ku yaalla Waqooyiga Gaalkacyo,isla markaana ku soo qab qabtay dhalinyaro farabadan.

- Advertisement -

Dadkii lagu soo qabtay howlgalka loogu magacdaray Caasho Maxay Galabsatay oo ay Ciidamada Daraawiishta Puntland ka wadaan Magaaladaasi ayaa waxaa dadka deegaanka ay sheegeen in la geeyay Xabsiga dhexe ee Gaalkacyo,iyadoona ay baaritaano ku wadaan Ciidamada.

Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Waqooyiga ayaa waxaa muddo ku dhow 7-Cisho ka socda howlgalo xoogan,kaasi oo yimid kadib markii halkaasi ay muddooyinkii dambe ku soo bateen falal amnidaro iyo kooxo burcad ah oo xiliyada habeenkii dhaca u geysanaya dad deegaanka.

Warar hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in howlgalka uu marar qaar hakad geliyo Ganacsiga iyo isku socodka gaadiidka dadweynaha ay saaran yihiin.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories