HomeWararAkhriso:-Maxay ka tiri Somaliland Kulankii dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Abiy Ahmed?

Akhriso:-Maxay ka tiri Somaliland Kulankii dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Abiy Ahmed?

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray Kulankii shalay Magaalada Addis  Abbaba ee Caaismadda dalka Itoobiya ku dhexmaray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed. War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in Madaxweyne Farmaajo garwaaqsaday kaalinta ay Somaliland kaga jirto arimaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray Kulankii shalay Magaalada Addis  Abbaba ee Caaismadda dalka Itoobiya ku dhexmaray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed.

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in Madaxweyne Farmaajo garwaaqsaday kaalinta ay Somaliland kaga jirto arimaha gobolka geeska Afrika

- Advertisement -

“Somaliland waxay soo dhawayneysaa sida Maamulka Farmaajo u garwaaqsadey in ay Somaliland tahay Dawlad Kaalin muhiim u ah kaga jirta Arimaha Gobolka Gaar ahaan dhinacyada Nabad galyada iyo Horumarka Dhaqaalaha ee Gobolka oo aan indhaha laga lalin karin marnaba,Isla Markaana uu Aqbalay in aanu soo raro Galin Xidhiidhka Soo jireenka ah ee Somaliland iyo Ethiopia,ayaa lagu riyi warka ka soo baxay Somaliland”

Shalay ayaa waxaa Magaalada Addis  Abbaba kulan ku yeeshay Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed,kadib markii halkaasi uu gaaray Madaxweynaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts