HomeCaalamkaSawirro:-Duuliyihii Madaxweyne ku-xigeenka Kenya iyo dhowr qof oo ku geeriyootay Shil Diyaaradeed

Sawirro:-Duuliyihii Madaxweyne ku-xigeenka Kenya iyo dhowr qof oo ku geeriyootay Shil Diyaaradeed

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Duuliyaha oo lagu magacaabi jirey Kabtan Mariyo Maganga  iyo 4 Muwaadin oo u dhalatay dalka Maraykanka ayaa la xaqiijiyey inay ku geeriyoodeen Diyaarad Helikoptar oo ku burburtay Deegaanka Laboola  oo  ku dhow Harada Turkana ee Gobalka Turkaana ee dalkaasi. Maydka Duuliyaha iyo burburka Helikopterkii uu lahaa Madaxweyne-ku-xigeenka Kenya, William Ruto. ayaa saakayto laga helay halkii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Duuliyaha oo lagu magacaabi jirey Kabtan Mariyo Maganga  iyo 4 Muwaadin oo u dhalatay dalka Maraykanka ayaa la xaqiijiyey inay ku geeriyoodeen Diyaarad Helikoptar oo ku burburtay Deegaanka Laboola  oo  ku dhow Harada Turkana ee Gobalka Turkaana ee dalkaasi.

Maydka Duuliyaha iyo burburka Helikopterkii uu lahaa Madaxweyne-ku-xigeenka Kenya, William Ruto. ayaa saakayto laga helay halkii ay ku burburtay.

- Advertisement -

Xildhibaan Rijard Omyonka oo qaraabo la ah Duuliyaha geeriyooday oo la hadlay Telefishinka NTV ayaa sheegay in Diyaaradda uu waday Duuliyaha laga waayey Raadaarka abaarihii 8-dii Fiidnimo ee xalay, xilli ay diyaaradda duulaysay meel ku dhow Harada Turkaana.

Waxa kale oo uu xusay inuu Duuliyaha oo keliya la socday Helikoptarka uu lahaa Madaxweyne-ku-xigeenka Kenya, William Ruto.

Dhinaca kale, Boliska Kenya ayaa sheegay inay shilkaasi ku wada geeriyoodeen Duuliyihii iyo 4 qof oo u dhalatay Maraykanka oo la socday Diyaaradaasi, mana kala cadda sababa keenya burburka Diyaaradaasi.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts