HomeWararCiidanka dowladda Soomaaliya oo soo Afjaray weerarkii ka socday Magaalada Muqdisho

Ciidanka dowladda Soomaaliya oo soo Afjaray weerarkii ka socday Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamada Ammaanka dowlada Soomaaliya ayaa Goordhow  oo haatan ah soo afjaray howlgal xalay ilaa iyo maanta ay ka wadeen dhismooyin ku yaalla Wadada aadka u Mashquulka badan ee Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho,halkaasi oo ay rag ka tirsan Al-shabaab ay weerar ku qaadeen. Saraakiil ka tirsan Ciidanka dowlada oo ku sugan goobta ay shaqaaqadu ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Ammaanka dowlada Soomaaliya ayaa Goordhow  oo haatan ah soo afjaray howlgal xalay ilaa iyo maanta ay ka wadeen dhismooyin ku yaalla Wadada aadka u Mashquulka badan ee Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho,halkaasi oo ay rag ka tirsan Al-shabaab ay weerar ku qaadeen.

Saraakiil ka tirsan Ciidanka dowlada oo ku sugan goobta ay shaqaaqadu ka dhacday ayaa xaqiijiyay in dhammaan la toogtay ragii weerarka soo qaaday,kuwaasi muddo ku dhow 22 Saacadood ka dhex dagaalamayay dhisyo ku yaalla Wadada Maka Al-mukarama.

- Advertisement -

Weerar ku bilowday qaraxyo ayaa xalay Fiidkii waxaa lagu qaaday dhismayaal ku yaalla Maka Al-mukarama,waxaana ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo aad u badan.

Sidoo kale weerarkaasi ayaa geystay bur bur hantiyeed,waxaana dhismayaal  ganacsi iyo guryi halkaasi ku yaalla soo gaaray bur bur xoogan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts