HomeWararDowladda Kenya oo war ka soo saartay weerarkii ka dhacay Muqdisho

Dowladda Kenya oo war ka soo saartay weerarkii ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Dowlada Kenya ayaa Dowlada Soomaaliya uga tacsiyadeeysay weerarkii Al-shabaab ka gaysteen Magaalada Muqdisho. War saxaafadeedka ka soo baxay dowlada Kenya ayaa waxaa lagu yiri ” Waxaan tacsida la wadaageynaa qoysaska soomaaliyeed ee weerarkii shabaab ay kaga geeriyoodeen kuwii ay jeclaayeen , dagaalkoodu  waa mid caalami ah oo u baahan iskaashi buuxa” Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya […]

- Advertisement -

Dowlada Kenya ayaa Dowlada Soomaaliya uga tacsiyadeeysay weerarkii Al-shabaab ka gaysteen Magaalada Muqdisho.

War saxaafadeedka ka soo baxay dowlada Kenya ayaa waxaa lagu yiri ” Waxaan tacsida la wadaageynaa qoysaska soomaaliyeed ee weerarkii shabaab ay kaga geeriyoodeen kuwii ay jeclaayeen , dagaalkoodu  waa mid caalami ah oo u baahan iskaashi buuxa”

- Advertisement -

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxaa u dhexeeya Khilaaf diblomaasiyadeed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories